Qaamuuska Asalka
foofi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Xoolo daaq geyn. ld soofi.
Erayo la-mid ah
foof1. Xoolo daaq doonad ah. 2. Meesha xooluhu daaqaan. 3. Inta …foofXoolo daaq doonasho. ld soof².foofidld foof¹ (6), soof¹, soofid.foofinld foofis, soofin, soofis.foofiye(baay.) Meel yar oo diisan oo ku taalla badhtanka qaybta dam…foofsashold foofsad, foofsi, soofsad, soofsasho, soofsi.foofsoXoolo daaq geysasho. ld soofso.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
