Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

foodsaar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro. 2. Gabbaad. 3. ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.

Erayo la-mid ah

food1. Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan. 2. F. u…foodcaddeGeed-nagaar, wada cad, leh bul weyn oo jilicsan oo dhiigga n…foodcaseGeed ubax cas leh oo geela iyo ariguba daaqiisa jecelyihiin.fooddad/dh (-do, m.l) Garbasaar.foodgooGabarnimo ku aroosid.foodgooyo1. Wax foodda sare laga jaro. 2. ld foodgoyn.foodgoynld foodgooyo (2).foodiIsu f.: laba wax ama ka badan isbarbardhigid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms