Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fog

(-gaa, -gayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax durugsan ahaansho. 2. Ka f.: wax, wax kale ka durugsan ahaansho.

Erayo la-mid ah

fogaanld fogaansho.fogaanSummad d. Dhererka xarriijin u dhexeysa laba barood, xarriiq…fogaan-xagleedka-u-dhexaysa-laba-baroodFogaanta u dhexaysa laba barood marka laga cabbiro xagasha u…fogaansho/dh eeg fogow. ld Fogaan; fogaan.fogee1. Cid ama wax meel durugsan geyn. 2. Cid shisheeyenimo ula …fogowMeel durugsan tegid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms