Qaamuuska Asalka
fiyoor
(-ro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Bad-jiid dheer oo dhuuban oo gala dhulka xeebta badda, kaas oo leh dhinacyo tiiradoodu ay taagantahay.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha