Qaamuuska Asalka
filig
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo. 2. Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
Erayo la-mid ah
filidld filitaan (1).filin1. Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo ma…filiqWax sayrin.filiqsanWax la filqay ahaansho. ld firiqsan.filiqsanaanld filiqsanaansho, firiqsanaan, firiqsanaansho.filiqsanaansho/dh ld filiqsanaan.filiqsanaanta-qawmiyadahaBarashada sayniseed ee fliqsanaanta goboleed ee faracyada am…filitaan; ld filasho.

