Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fil

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wadarta sano ee noole jiro. 2. Da', cimri. 3. La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.

Erayo la-mid ah

filaariyaDeriskunool ka tirsan qaybta “nematodeka” wuxuuna wax yeelle…filan1. Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho. 2. Isku f.: wax aan …filanwaaDhacdo yaab iyo amankaag leh oo aan la sugeyn. ld filawaa.filashold filad, filitaan (2).filbaxBixinta la bixiyo saami cid lagu lahaa.filbaxSaami cid lagu lahaa bixin.fildaranWax foolxun ahaansho.fildarnaanld fildarnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms