Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fiigtaal

MagacLafdheerikh

Macnaha

1. F. ah: neef tood ama fiige ah oo ay adagtahay in la maalo. 2. F. ah: neef didsan oo aan la qaban karin. ld fiigaal.

Erayo la-mid ah

fiig1. Neef qalo la cararid. 2. Irdhoobid.fiigacararCarar aan meel loo socdo la aqoon cararid; fiigid; baydadid.fiigcararidld fiig-carar¹.fiigidld fiig¹.fiigsanWax la fiijiyey ahaansho.fiigsanaanld fiigsanaansho.fiigsanaansho/dh ld fiigsanaan.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms