Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fig

(-gyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.

Erayo la-mid ah

figeeCid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.figeynld figeys.figeysanWax la figeeyey ahaansho.figeysnaanld figeysnaansho.figeysnaansho/dh ld figeysnaan.figleKor u taaggidda wadaan biyeysan si xoog iyo xeelad leh kor l…figleeFigle samayn.figleynld figleys.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms