Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ferenjiyad

MagacDhexdhexaadkh

Macnaha

Haweeney cad oo aan muslin ahayn.

Erayo la-mid ah

fered1. Wax wanaagsan oo khayr leh. Tus. “Fered Alla ha kuu furo”…feredQof inkaar la helid.ferenjiNin cad oo aan muslin ahayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms