Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

feeys

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Maro calal ama cutub mayrax ah oo lagu tirtiro weelasha la culo; catir, cidaad.

Erayo la-mid ah

feeyig1. Wax digtoon ahaansho. 2. Wax dhiillo hayso ahaansho. ld f…feeyigaanld feejigaan, feejigaansho, feejignaan, feejignaansho.feeyigaansho/dh ld feeyigaan.feeyignaansho/dh ld feeyigaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms