Qaamuuska Asalka
feex
(-xo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(daaw.) Buro carjaw ah, oogada nafleyda ka soo baxda jug hore oo gaartey awgeed. ld faax¹ (3), fayiix, fiix².
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha