Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

farxaan

MagacLafdheerikh

Macnaha

F. ah: qof farxadi hayso.

Erayo la-mid ah

farxaanadHaweeney farxadi hayso.farxaansanaansho/dh ld faraxsanaan.farxanMiro kuwa kale ku darsan noqosho.farxanMiro wax kale ku darsan ahaansho.farxanaanld farxanaansho.farxanaansho/dh ld farxanaan.farxi/mg2 (-iyay, -isay) Ka f.: cid farxad gelin.farxidld faarxid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms