Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

farkannax

MagacLafdheeri

Macnaha

Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.

Erayo la-mid ah

farkannaxsanWax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.farkannaxsanaanld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsafarkannaxsanaansho/dh ld farkannaxsanaan.farkannixidld farakannixid, fargannixid.farkuddoonF. ah: wax si loo helo adagtahay; dhif, naadir.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms