Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fargan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash. 2. Ciyaar carruureed.

Erayo la-mid ah

fargadKeebka buntukha.fargal1. (-llo, m.dh) ld fargashi. 2. ld faraggal.fargannaxsanaansho/dh ld farkannax-sanaan.fargashiKaatun, faraanti. ld fargal (1).fargashold fargad¹, fergad, fergasho, firgad, firgasho.fargaxFoolbeenaad, fooldiin (hasha geela).fargeeto1. Shay maacuunka ka mid ah, faro leh oo loo adeegsado in wa…fargo1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms