Qaamuuska Asalka
fardhexo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Farta u dhexeysa murugsatada iyo kayarada.
Erayo la-mid ah
fardadhaariNin fardaha aad u yaqaan.fardadhacsiNooc ciyaaraha dhallinyarada ka mid ah.fardafuul1. Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo. 2. F. ah: qof…fardafuulFaras dusha ka korid.fardafuulidld fardafuulis.fardooley1. Rag fardo leh ama fuli yaqaan. 2. Ciidan hubaysan oo fard…fardooleyQarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
