Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faquuqan

(-qnaa, -qnayd)
Falmg4

Macnaha

Nafley intii ay la nooleyd wax ka takooran ahaansho.

Erayo la-mid ah

faquuq1. Takoor; karatiil; karaantiil. 2. ld faquuqid.faquuqWax ama qof takoorid.faquuqidld faquuq¹ (2).faquuqnaanld faquuqnaansho.faquuqnaansho/dh ld faquuqnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms