Qaamuuska Asalka
faq
MagacLafdheeri
Macnaha
Hadal hoos la isugu sheegid.
Erayo la-mid ah
faqdiiran1. Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho. 2. Qof, qof kale o…faqdiirnaanld fakiirnaan, fakiirnaansho, faqdiirnaansho.faqdiirnaansho/dh ld faqdiirnaan.faqidld fiqid.faqiirQof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.faqiirnoqosho. ld faqiirow, faqri².faqiiradNaag sabool ah.faqiiriCid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
