Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fanto

(daaw.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Cudur jirka ku dhaca oo nabarro dhacaan iyo malax lihi ka soo yaacaan oo goggooyaan.

Erayo la-mid ah

fantatiirXoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir².fantatiiridld fantatiir¹, wantatiir¹, wantatiirid.fantax1. Meel yar oo ka banaan wax qarkiis. 2. Leebka meesha boqon…fanteelF. ah: dallaal (meel).fanteeliMeel firaaqo ka dhigid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms