Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

falsafo

(-fado, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Barashada xaqiiqda jiritaanka koonka iyo xeerarkiisa. 2. Wax jira figradda laga qabo. ld falsafad.

Erayo la-mid ah

falsafada-xaqiiqaraadiskaFalsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala …falsamaanld falsamaansho, falsami, falsamo.falsamaansho/dh ld falsamaan.falsamo1. Farsamo loo sameeyo hab quruxsan oo isha iyo uurku jeclay…falsanWax si qurxoon oo la jeclaysto loo sameeyey ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms