Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faajafajoo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Qof ladan oo waxan muhim ahayn lacag badan ku kharajgarayn, xarrago ama faakihaysi dartii.

Erayo la-mid ah

faajafaajoQof ladan isaga oo aan dan lahayn tago meelo kala duwan, ama…faajeerNin bakhayl ah oo aan xilkas ahayn.faajirNin wax diintu xaaraantimaysay sameeya.faajiradNaag wax diinta xaaraantimaysay samaysa.faajirnimoFaajir ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms