Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faahfaahi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Si buuxda arrin u sharaxid.

Erayo la-mid ah

faah(2), faafid.faahfaahF. ah: sii caddays (hadal iwm); waxkasheeg; faallo.faahfaahinld faahfaahis.faahfaahsanWax la faahfaahiyey ahaansho.faahfaahsanaanld faahfaahsanaansho.faahfaahsanaansho/dh ld faahfaahsanaan.faahiCid magaceed, war iwm baahin. ld faafi.faahinQof fahmo badan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms