Qaamuuska Asalka
eyddin
(-imo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Xanuun daran oo saableyda wareema; oof. 2. Noocyada geela mid ka mid ah. 3. Meesha qodaxdu muddo nabar ka samaysan. 4. Tolliin gacmeed ka horreeya tolliinka harqaanka.