Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

eri

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld ari. 2. Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.

Erayo la-mid ah

eridhabanHal dhashay oo ilmihii laga reebay. ld eeridhaban.eriley1. ld eraley. Naag qaylo badan oo dad la dhaqankeedu xunyaha…erilowNin qaylo badan oo dad la dhaqankiisu xunyahay. ld eralow.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms