Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ergi

(-iyay, -isay)
Fallg2

Macnaha

Xoolo, alaab iwm. in muddo ah cid siin.

Erayo la-mid ah

erginld ergis.ergisanWax la ergey ahaansho.ergisnaanld ergisnaansho.ergisnaansho/dh ld ergisnaan.ergisoXoolo alaab iwm ereg u dhiibasho ama u qaadasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms