Qaamuuska Asalka
entameeba
(baay.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc ameebaha ka mid ah oo qaarkood deriskunool yahay siiba qaybta dheefshiidka ee dadka. “E. Histolytica” wuxu dhexgalaa oo baabi'iyaa xiidmaha isagoo keena xundhur iyo daloolinta xiidmaha, wuxuuna ku fidi karaa beerka oo ay ku sameeysmi karto malax.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
