Qaamuuska Asalka
endoorfiino
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dareen-mootiye bebtoyd ah oo laga helo qanjidhka bituwitary iyo haybutalmaska, kaasi oo leh astaamaha kaar jebiyaha.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha