Qaamuuska Asalka
emfiseema
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Ereygu wuxu ka soo jeedaa gariig micnihiisuna waxa weeye “dabeyl gashay soohyada” waxaase loo isticmaalaa xaalad cudur gaar u ah sambabada taaso ay keentay jiidmadii iyo isku soo roorkii (elasticity) sambabada oo luntay. Waxa yaraada isdhaafshadii O2 iyo CO2 markas waxaa timaadda dhibaato neefsasho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
