Qaamuuska Asalka
ekow
(-kaaday, -kaatay)Falmg3
Macnaha
1. Xoolo meel ku baahid. 2. Ku e.: meel ku sugnaan. 3. U e.: wax, wax kale muuqaalkiisa leh noqosho. 4. La e.: wax, wax kale la jin ah noqosho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
