Qaamuuska Asalka
eg
(ekaa, ekayd)Falmg4
Macnaha
1. Arrin in la yeelo ku wanaagsan ahaansho. Tus. “Waxaa eg in salaadda waqtigeeda la tukado”. 2. Ku e.: wax aan meel dhaafin ahansho. 3. U e.: wax, wax kaale ay qaabka isaga mid yihiin ahaansho. 4. La e. ama le'eg: wax, wax kale la jin ah ahaansho.

