Qaamuuska Asalka
eeddo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Haweeneyda aabaha la dhalatay. 2. Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; ld. aayo. 3. U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
