Qaamuuska Asalka

edbi

(-iyay, -isay)
Falg2

1. Qof anshax xun toosin. 2. Asluub fiican cid ku barbaarin.