Qaamuuska Asalka
eber-sugan
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Heerkulka ugu hooseeya ee aragti ahaan suurtagala. Waa heerkulka tamar socodka molikiyuulada iyo atamadu uu ugu hooseyo, wuxuuna u dhigmaa -273.15 C ama -459.67 F.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
