Qaamuuska Asalka
duubo
(-btay, -batay)Falg3
Macnaha
1. Wax fidsan laalaabasho. 2. Nabar gaarso ku duubasho. 3. Qof boqor ka dhigasho. 4. Duub madaxa ku xirasho. 5. Indho maro ku xirasho. 6. Maro guntasho.
Erayo la-mid ah
duub1. Maro yar oo si gaar ah madaxa loogu xirto. 2. D. ah: xirm…duubXoolo si loo kaxeeya meel isugu keenid.duub/mg1 (-bay,-btay) 1. (f.g) Dermo, maro, xarig iwm dhowr jeer…duuban1. Wax duubmay noqosho. 2. Isku d.: wax midaysan noqosho.duuban1. Derin iwm wax la duubay ahaansho. 2. Nabar wax gaarso lag…duubashiDerin weyn oo duuban oo cusub.duubcadAskaartii soomaaliyeed oo Talyaanigu u qortay inay 1935 kala…duubduubnaansho/dh ld duudduubnaan.

