Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dun

(-umo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Liilimo laga soohay cudbi, dhogor, xariir iwm oo laga sameeyo dharka, meeshii ka dillaacdana lagaga tolo.

Erayo la-mid ah

dundunMawduuc, arrin, baab.duniKoon; adduun.dunida-saddexaadWaaddamada Aasiya, Afrika, iyo Laatiin Ameerika ayaa laysku …dunjiHalka wax ka soo farcamaan.dunneeGacan duuban cid si xoog ah ugu dhufasho.dunnoKu dhufashada cid si xoog ah loogu dhufto gacan duuban.dunqaare1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1…dunqaareeWeel-caanood dalool yar u yeelid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms