Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dulyeelo

(-eeshay, -eelatay)
Falmg3

Macnaha

Sabir iyo dulqaad ku sifoobid (qof).

Erayo la-mid ah

dulyarWax aan dulqaad lahayn ahaansho.dulyaraanld dulyari, dulyaraansho, dulyaro.dulyaraansho/dh ld dulyaraan.dulyeelashold dulyeelad.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms