Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

duluc

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Googgaradda haweenka xarigga kor uga jira oo lagu xiro marka la qaadanayo. 2. Googgaradda xaggeeda sare ee xarigga duluca ah la geliyo.

Erayo la-mid ah

dulucsanGoogarad wax duluc la geliyay ahaansho.dulucsanaanld dulucsanaansho.dulucsanaansho/dh ld dulucsanaan.duluf/dh Derin, jawaan, raar, iwm oo duugoobay. ld duruf (1).dulufaaqSi dan la'aan ah hore iyo gadaal ugu socosho (qof).dulugleD. ah: qof cayr ah aan hoy lahayn oo nolol-maalmeedkiisa soc…dulugleeQof cayr ah, aan hoy lahayn nolol-maalmeedkiisa socod ku raa…dulugleynld dulugleys. dulugleys m.l ld dulugleyn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms