Qaamuuska Asalka
dulsaaran
(-rmay, -rantay; -rmi)Falmg4
Macnaha
Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.
Erayo la-mid ah
dulsaar1. Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay. 2. Lacag dheer…dulsaarOod weyn oo godaha laga keymamiyo.dulsaar/lg1 (-ray, -rtay) 1. (f.lg) Ood weyn oo oodafada ka kormari…dulsaaridld dulsaar¹ (5).dulsaarnaanld dulsarnaansho.dulsaarnaansho/dh ld dulsaarnaan.dulsaaroLacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhisasho.dulsabbeeHeehaabid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
