Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

duhur-kulul

MagacLafdheeri

Macnaha

Xilliga u dhexeeya 1-da duhurnimo ilaa 2-da.

Erayo la-mid ah

duhur1. Waqtiga u dhexeeya harka ilaa casarka. 2. Salaadda xillig…duhurnimoDuhur ahaansho.duhursoWaqtiga duhurka meel ku sugnaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms