Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dug

(-gag, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meel aan dhaxan lahayn; duggaal; dugsi. 2. Dhinaca dabeyshu u socoto.

Erayo la-mid ah

dugaag1. Bahalaha intooda hilib ku noolka ah. 2. Qof laayaan ah oo…dugaagadGaraangar dahab, qalin iwm ka sameysan oo haweenku gacmaha g…dugaagnimoDugaag ahaansho.dugaagowDugaag noqosho; bahaloobid.dugdhabeeWax dhinaca galbeed ka marid.dugdhaboDhinaca galbeed.dugeyErey qofkii dhibaato weyni gaarto uu yiraahdo; jabay!; hooge…duggaalMeel dhaxanta celisa.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms