Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ducee

(-ceeyay, -ceysay)
Falmg2

Macnaha

Eebbe khayr ka dalbid.

Erayo la-mid ah

duceysanQof duco ku dhacday ahaansho.duceysashold duceysad, duceysi.duceysnaanld duceysnaansho.duceysnaansho/dh ld duceysnaan.duceyso1. Eebbe khayr weyddiisasho. 2. Ka d.: cid duco ka kasbasho.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms