Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

doqon

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin aan caqli iyo garaad badan lahayn; dabbaal.

Erayo la-mid ah

doqondiidsiiIs d.: isxariifin.doqonnimoDoqon ahaansho. ld doqonniimo.doqonowDoqon noqosho.doqoshWaddo yar oo aan toos ahayn, ciriirina ah oo guryo dhexdooda…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms