Qaamuuska Asalka
doorso
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax, wax kale ku beddelasho. 2. (f.g) Wax sarrifasho (lacag). 3. (f.mg) Cudur ka bogsasho.
Erayo la-mid ah
doorWax xulid.door1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas…dooradduurKabaraay.dooranuugHal ilmaheeda gaar ula baxda oo nuujisa.doorashadaAragtida isbeddelka ay xayawaanka, iyo dhirtu ay ku noolaada…doorashold doorad.doorayNeef caano yar.doorbidWax wax kale ka jeclaansho; fadilid.

