Qaamuuska Asalka
doog
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Caleenta iyo cawska cusub ee uu roobka soo saaro; naq; tigaad. 2. Xilli roob da'ay, dhulku cagaaranyahay dadka iyo xooluhuna baraare ku jiraan. ld doogaad.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
