Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

doobi

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.

Erayo la-mid ah

doobNin aan weli guursan.doobCad yar, qaab kiish leh, cod weyn bixiya oo awrkaqooqani afk…doobbadillaacsashold doobbadillaacsad, doobba-dillaacsi.doobbadillaacsoGaarid heerkii uu gulgulada soo ridan lahaa (rati).doobbiMeel u furan in dadka dharka loogu dhaqo oo lacag looga qaat…doobbiDoobba soo ridid (rati qooqan). ld doobi².doobbinld doobin.doobbo1. geesaha fiiqfiiqan oo dhaadheer oo lo'da. 2. ld doob².
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms