Qaamuuska Asalka
doc
(-co, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Barbar; dhinac.
Erayo la-mid ah
docfaruurBallanfur lagu sameeyo arrin la isku ogaa. ld gantafaruur¹.docfaruurArrin la isku ogaa ballanfuryo ku sameyn. ld gantafaruur².docfaruuridld gantafaruurid.dockayeerQof hadal socda, hadal aan xikmad lahayn ku darsada.doco1. Saxaro adkaatay xoog isaga keenid; jiirasho. 2. Jiirasho …docogeysiTuugidda.docolJaad geedaha ka mid ah oo mareerka u eg oo miro la cuno leh.docoshold ducasho.

