Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dimoqraadiyad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.

Erayo la-mid ah

dimoqaraadiQof ama dad dimoqaraaddiyad aaminsan ama ku dhaqma. ld dimuq…dimoqraadinnimoDimoqraaddi ahaansho (qof). ld dimuqraadinnimo.dimoqraadiyaynld dimoqraadiyayn.dimoqraadiyeeNidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms