Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dillaac

MagacLafdheeri

Macnaha

Meesha bannaan ee u dhaxaysa wax is haystay oo in yar kala fuqay.

Erayo la-mid ah

dillaaciWax dillaac u yeelid.dillaacsanWax dillaac leh ahaansho.dillaacsanaanld dillaacsanaansho.dillaacsanaansho/dh ld dillaacsanaan.dillaacsashold diillaacsad, diilaacsi.dillaacsoWax qayb ka jeexasho.dillaaląllaal¹.dillaaląllaal².
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms