Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dil

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qurgoynta nafley qurta laga gooyo. 2. Garaacid nafley la garaaco.

Erayo la-mid ah

dilaa1. Qof ama bahal aad wax u laaya. 2. Cudur nafleyda safmar u…dilalyoDaal.dilan1. Ilmo dhawr bilood ah oo uurka ku qoonmay. 2. Dhul mudda b…dilan1. Wax la qurgooyay ahaansho (nafley).dilan1. Iska dhimasho; iyadoo aan la dilin, iska geryoomid. 2. Il…dildilSummad geela lagu dhigo oo ah alif jiif ahaan caloosha loogu…dildillaacKala jeex-jeexanka dhadhaabaha, marka ay la kulmaan cadaadis…dildillaacJeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms