Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diiwaanhayn

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meel wax lagu diiwaaniyo; arkiifiyo. ld diiwaaniye.

Erayo la-mid ah

diiwaan1. Buug lagu aruuriyo maanso qof leeyahay. 2. Buug lagu qoro…diiwaaneeDiiwaan gelin, ku qorid.diiwaangeliWax diiwaan ku qorid.diiwaanhayeQof wax diiwaaniya.diiwaaniWax diiwaan gelin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms