Qaamuuska Asalka
dihin
(-hnaa, -hnayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax aan weli la lisin ahaansho (xoolo). 2. Wax aan weli sidii la rabay looga faa'iidaysan ahaansho (dhul). ld dahan.